Faahfaahino ka soo baxaya dilkii Muqdisho loogu geystay Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha ee … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya dilkii Muqdisho loogu geystay Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey)